ONLF ugu danbayn waxay wareejisay Ciidamadeedii,waxaana lagu daray kuwa amaanka Somalida.
Ciidanka ay wareejisay ONLF,ayaa lagu sheegay 1742-askari.
Waxaa muuqata in ay ONLF soo afjartay halagnkeedii ay mudada dheer ugu soo jirtay madax banaani uu helo Dhulka Somalida ee ay Itoobiya haysato,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.