Wiil u dhashay Kuuriyada Koofureed oo la yiraahdo Paeng Min-wook, oo 28 jir ah ayaa hindisay ‘Isha saddexaad si ay u ilaaliso dadka isticmaala taleefannada casriga ah inta ay socdaan.I
shaan sadexaad waxay ka caawinaysaa dadka qabatimay isticmaalka telefoonada marka ay dariiqyada lugaynayaan, waxeyna bixinaysaa digniin marka loo soo jiro 1-2 mitir, si qofku uu uga badbaado inuu qof kale ku dhaco ama uu shil galo.



Diraac Fagaase
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.