Paul Pogba oo ka fadhiistay ciyaaarihii xulka Faransiiska

Xiddigga Muslimka ah ee Manchester United, Paul Pogba, ayaa ka fadhiistay in uu u ciyaaro dalkiisa Faransiiska, sababo la xidhiidha hadallada madaxweyne Macron ee ka dhan ka ah Islaamka. -The Sun.

Haseyeeshee isaga iyo xulka Faransiiska midnan ma sheegin arrintan.

Dalal dhowr ah ayaa joojiyey badeecadaha Faransiiska, kaddib markii madaxweynaha dalkaas uu sheegey in ay sii wadayaan ‘Sawirrada ay ka sameeyaan Nebi Muxammad NNKHA’.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading