PHA ma dhaliil bay mudan tahay?

Hay”ada Wadooyinka Puntland ma fashilmin ee bogaadin bay mudan tahay.

Laga soo bilaabo Yube Sanaag ilaa Xeebta Garacad ee Mudug ayay kawadaa dhismooyin Jidad waxtar u leh Bulshada PHA.

Hadii roobkii Xalay da”ay uu jaray Dhawr Buundo ma waxaa lagu hadaaqayaa way fashilantay PHA.

Fursad hala siiyo ay ugu gurmato Buundooyinkaas hana la sugo inta xaalku isbadalayo.

PHA 5-tii sano ee lasoo dhaafay waxay qabatay wax bulshadu uriyaaqday.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading