Prof. Dufle oo mar kale loo doortay Senator

Prof. Cusmaan Maxamuud Dufle, ayaa mar kale loo doortay Senatorka kamid ah Golaha Aqalka Sare ee BJFS, kaddib doorasho goor-dhaweyd ka dhacay magaaladda Jowhar ee Caasimadda Hirshabelle.

Prof. Dufle ayaa helay 68 cod, halka musharaxa la tartamayay oo lagu magacaabo Raagge Xasan uu helay 28 cod, waxaana doorashadan oo aheyd mid adag la aaday wajiga saddexaad, iyadoona wareegii kowaad uu ku haray Danjire Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo ahaa Musharax ka socday Villa Soomaaliya.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading