Prof.Samatar”Xasan ha iska daayo Beenta uu Masaajidka ka sheegayo”.

Prof. Samatar Taladaas, waa asiibay,balse,waa sida uu sheegay Xasan qaadan mahayo….

“Xasanow Beenta aad Masaajidka ka sheegaysid ee aan fulayn ilaahay ma khiyaami kartide ee kadaa Masaajidka”Ayuu usoo jeediyay Prof.Samatar.

Xaqiiqdii,waa wax laga naxo in Nin 80-jir ah oo hadana ah hogaamiye Umadeed lagu dhaliilo in uu Been sheegayo oo Umadii wada ogaatay.

Qof caadiya in uu Been sheego,waxaa ka xun MW Been sheegaya,sababtoo ah,waa ka saamayn badan yahay,waana Macalin Umadu ku dayanayso.

 

Halkan ka daawo muuqaalka

 

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading