Prof. Xasan Sheekh “Amniga Qaranka Soomaaliya waxa uu ku xiran yahay Guddoomiye Cabdi Xaashi” (VIDEO)

Prof. Xasan Sheekh Cali, ayaa ugu baaqay Ra’iidul Wasaare Rooble in uusan ku dhexmilmin damaca Farmaajo ee ku aadan boobka doorashada, gaar ahaan kuraasta Xildhibaanada Gobalada Waqooyi.

“Saaxiibkay Raiisul Wasaare Rooble Ogow kursiga uguma fadhidid inaad tahay Nin dukaan u gada nin kale, waxaan kugula talinayaa bogga cad inaad doorato, waxaadna ogaataa Amniga qaranka Soomaaliya waxa uu ku xiranyahay guddoomiye Cabdi Xaashi” ayuu yiri Prof. Xasan Sheekh Cali

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading