PSF oo Gacanta ku dhigtay Laba Xubnood oo Daacish ah

Labo Xubnood oo argagixisada ka mid ah ayay Gacanta ku dhigeen Ciidamada PSF.

Labadan Xubnood oo ay soo bandhigeen Ciidamada PSF,ayaa kala ah..

Marka ay timaado la dagaallanka argagixisada PSF,loogama maarmo,waxayna ku leeyihiin taariikh soo jireen ah,waxayna mudan yihiin bogaadin.

Xarunta Ganacsiga Puntland ee Bosaso amnigeedu,waa muhiim kumana jiro gorgortan.

Argagixisadu,waxay ka mid tahay kooxaha khatarta ku ah amniga Bosaso.

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading