Dallada ay ku midaysanyihiin Bulshada Rayidka ah ee Puntland PUNSAA waxaa ay ugu baaqday Madaxwaynaha dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya in uu si deg deg ah u faragaliyo waxna ka qabto hakadka ku yimi shahaadada ardayda ka qalin jabiyey dugsiyada sare ee Puntland.

Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.