PUNSAA oo diyaarisay goob lagala soconaya Doorashooyinka Puntland (Sawirro)

Dalladda Ururada bulshada rayidka ah ee Puntland(PUNSAA) ayaa diyaarisay Xarunta la socodka doorashada Puntland.

Xaruntan oo hogaamindoonto PUNSAA ayaa noqonaysa goobta kulminaysa xogaha korjoogtada doorashada ay ka soo diriyaan goobaha doorashada.

Sidoo kale waxaa goobtan warbixino ku saabsan doorashada lagu siin doonaa saaxiibada ka socda caalamka ee danaynaya doorashooyinka goloyaasha deegaanka ee Puntland.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading