Puntland : Agaasime La Magacaabay & Mid Xilkii Laga Qaaday.

Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu Magcaabay Xeer Madaxweyne Lr-105 October 03 2017, Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Dawladdaha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga iyo Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha.

Madaxweynaha Dawladda Puntland:

Markuu Arkay:                     Dastuurka Dawladda Puntland

Markuu Arkay:                     Aqoontooda, kartidooda iyo waayo’aragnimadooda shaqo.

Wuxuu Xeeriyey:

  1. Waxaa Maxamed Cali Nuur (Juba) loo magcaabay Agaasimaha Guud ee                    Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dawladdaha Hoose iyo Horumarinta Reer Miyiga.

 

  1. Waxaa Cabdicasiis Nuur Cilmi (Koor)  loo Magcaabay Agaasimaha Guud ee             Wasaarada  Shaqada, Shaqaalaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha.

 

  1. Xeerkani Wuxuu dhaqan gelayaa Markuu Madaxweynuhu Saxeexo, wuuna                   saxeexay Madaxweynuhu.

=DHAMMAAD=


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading