Puntland:-Booskii uu iska casilay wasiir Cabaas oo la buuxiyay

Madaxweyne Gaas ayaa u magacaabay Waxaa Burhaan Cilmi Xasan Wasiiru Dawlaha Madaxtooyada ee xiriirka caalamiga ah.
 
Burhaan ayaa horey u soo noqday wasiir ku-xigeenkii wasaaradda deegaanka iyo duurjoogta, waxaa kaloo uu ka mid noqday xubnihii guddiga doorashadda dadban ee heer fadaraal,waxuuna u qaabilsanaa qaybtii doorashada ee Puntland.
 
Booskan loo magacaabay Burhaan ayaa waxaa mudo dhawr sano ah soo hayay Dr. Maxamed Cabaas Macalin Cumar,kaasoo kal hore iskaga casilay sababo uusan saxaafada la wadaagin.

 

Halkan ka akhriso:-


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading