Puntland:-Ciidan cusub oo tababar loosoo xiray

Dib uhabaynta Ciidanka Puntland oo meel sare gaartay.

Laba Urur ka mid ah Booliska Puntland,ayaa tababar usoo xirmay.

Ciidankan waxay ka hawlgeli doonaan Guud ahaan Gobolada Puntland,iyagoo wata Gaadiid iyo Qalab casri ah.

Qorshaha,ayaa ah in Ururo kale oo Booliska Puntland ah lasoo xareeyo si iyaguna uqaaataan tababar casri ah.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading