Puntland:-Daawo Puntland oo sii daysay Kaluumaysato reer IRAN ah

Puntland ayaa maanta siidaayay 17; Maxaabiis ah oo u dhashay Dalka Iraan kuwaas oo horay looga qabtay Xeebaha Puntland.
 
Maxaabistan waxaa lagu eedeeyay in ay kalluumeysi sharci darro ah ka wadeen Xeebaha Maamulka Puntland,waxaana maanta ay dib u heleen xorriyaddoodii.
 
Waxaa lagu eedeeyay in ay Xeebaha Puntland ka sameynayeen kalluumeysi sharco darro ah,waxaan gacanta ku dhigay ilaalada xeebaha Puntland.
 
Wasaaradaah kalluumeysiga iyo Maaliyadda ee Puntland ayaa maxaabiista Reer Iraan maanta fasaxay kaddib markii la ganaaxay islamarkaana waqti la hayay.´,hoos ak daawo muuqaalka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading