Madaxwayne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Cabdixakiim Cemay oo wareejiyay xogta 2,400-oo askari ayaa sheegay in dowladda Somalia looga fadhiyo xuquuq-siinta ciimadanka, maadaama ay ka wareegeen Puntland oo ay horay uga tirsanayeen, wuxuuna ciidamada kula dar-daarmay inaysan ka qayb-qaadan dagaal qalbiil ku salayn, balse ay noqdaan kuwo u adeega Qaranka Somaliyed,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.