Argagixisada,waxaa laga dilay Afar Maanta,kadib hawlgal ay fuliyeen Ciidamada Difaaca Puntland.
Afarta la dilay,waxay iskugu jireen Sadex Cadaan ah iyo mid Madow ah.
Guutada Labaad ee Ciidanka Difaaca Puntland,ayaa fulisay hawlgalkan oo Cagta lagu mariyay…..
1.Buqa Sare.
2.Xoomiso.
3.Guryasamo.
Firxadka argagixisada Daacish,waa gabaabsi.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.