Puntland iyo Bangiga Adduunka oo ka wada-hadlay Dilmuquraadiyadda (Sawirro)

Wasiir Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa xafiiskiisa kula kulmay Masuuliyiin ka socday Banka Adduunka, gaar ahaan Barnaamijka RCF. Wasiirka iyo Masuuliyiinta ayaa ka wada hadlay sidii Banka Adduunku gacan uga geysan lahaa barnaamijyada dowlad wanaagga iyo Dimuqraadiyeynta, gaar ahaan daadajinta adeegga iyo Maamulka Dowladaha Hoose.

Shirka ayaa ku soo dhammaaday in Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland iyo Banka Adduunku ka wada shaqeeyaan sidii lagu xoojin lahaa maamul daadajinta iyo Dimuqraadiyeynta.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading