Puntland iyo Galmudug oo soo saaray Qodobo ay ku heshiiyeen

Qodobo waxtar ah oo loo baahnaa ayay ku heshiiyeen Labada Dowladood ee Galmudug iyo Puntland.

Shirka uu kasoo baxay heshiiska,ayaa ka dhacay Caawa xili danbe Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.

Laba wefti ay kala hogaaminayaan Labada MW,ayaa ka qaybgalay Shirka oo ku qabsoomay Madaxtooyada PL ee Galkacyo.

 

Halkan ka akhriso:-


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading