Puntland iyo Hay’adda DRC oo ka Wada-hadlay Hormarinta Gobalada Sool iyo Sanaag (Sawirro)

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Hormarinta dhaqaalaha iyo Xariirka caalamiga ah Cabdiqafaar Cilmi Xaange, iyo Agaasiamah Guud yaa shir la qaatay Madaxa Hay’adda DRC Soomaliya.

Shirka ayaa waxaa looga wada hadlay dhowr qodob oo kala duwan oo ay ka mid ahaayeen sidii loo dardar galin lahaa wadashaqaynta Puntland iyo DRC.

Sidoo kale, Shirka ayaa looga hadlay sidii loogu smaayn lahaa mashaariic gobolada Sool, Sanaag iyo Gardafuu, kuwaas oo Wasaaarddu u samaynayso u qareemid gaara.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading