Puntland iyo Hay’adda GIZ oo ka wada-hadlay Arrimo muhiim ah

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta Sharmaake Xasan Cali ayaa Saaka Shir la yeeshay madax sare oo ka tirsan Hay’adda Caalamiga ah GIZ, oo kala ahaa Dr. Purmina Doris oo ah Madaxa Mashruuca iyo Isabelle Datz oo ah Lataliye Hoose oo ka tirsan Mashruuca ka -qaybgalka bulshada iyo dhaqaalaha ee muddada dheer iyada oo loo marayo habka qalin –jabinta .

Inta uu shirku socday ayaa waxa laga wada hadley sidii mashruuca degdeg ugu hirgeli lahaa loogana wada shaqeyn lahaa fulinta mashruuca.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading