Puntland iyo Hay’adda Halo Trust oo ka wada-hadlay xakameynta hubka (Sawirro)

Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dowlada Puntland Cabdisamad Maxaamed Gallan, Wasiir ku xigeenka Wasaaradda iyo Agaasimaha Guud ayaa maanta kulan kula yeeshay Gudaha Wasaaradda Madaxa Hay’adda The Halo Trust ee Somalia Mr. Lawrie iyo wafti uu hogaaminayo

Kulanka intii uu socday ayaa oo looga wada hadlay sidii loo dardar galin lahaa hawlaha xakamaynta hubka (PSSM) iyo miino saarka (Demining).


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading