Maareeyaha Guud ee Wakaallada Horumarinta Biyaha Puntland Maxamed Cabdulqaadir Maxamed ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxda Hay’adda Islamic Relief ee Soomaaliya ugu saraysa.
Masuuliyiinta labada dhinac ayaa ka wada hadlay sidii ay u xoojin lahaayeen xiriirkooda wada-shaqayneed iyo sidii ay isaga kaashan lahaayeen arrimaha horumarinta khayraadka biyaha Puntland.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.