Puntland iyo Hay’adda NPA oo ka wada-hadlay Aafada walxaha Qarxa (Sawirro)

Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dowladda Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan, ayaa kulan la qaatay Madaxda Hay’adda NPA ee Soomaaliya.

Kulanka ayaa looga hadlay sidii loo dardargalin wada shaqaynta Labada dhinac, loona baahin lahaa shaqooyinka la tacaalista halista walxaha qarxa iyo ciribtirka aafoyinkeeda.

Kulanka oo ay goobjoog ahaayeen Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga Cabdullaahi Cabdisalaan iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda ayaa kusoo dhamaaday Is-afgarad.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading