Puntland iyo ICRC oo ka wada-hadlay Hormarinta kheyraadka Biyaha

Maareeye kuxigeenka Wakaallada Hormarinta Biyaha Dowladda Puntland Bashiir Macalin Daahir, ayaa kula la qaatay Madax ka socotay Hay’adda ICRC.

Kulanka labada dhinac ayaa looga hadlay xoojinta lahaa wada shaqeynta Wakaaladda iyo ICRC, iyo sidii ay isaga kaashan lahaayeen arrimaha horumarinta khayraadka biyaha Puntland.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading