Wasiirka Wasaarada Qorshaynta, Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah DPL Cabdiqafaar Calimi Xaange oo uu waheliyo Agaasimaha Guud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti sare oo ka socda urur-goboleedka IGAD, Bangiga Hormarinta Afrika iyo Hay’adda Save the Childreen.
Wasiirka Xaange iyo Waftiga ayaa ka wada hadlay sidii loo dardargelin lahaa Mashruuca la qabsiga iyo u adkaysiga Abaaraha.
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.