Puntland iyo INL/UNODC oo heshiis gaaray (Sawirro)

Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dowladda Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan, iyo INL/UNODC, ayaa kala saxiixay Heshiis wada-shaqeyneed, kaas oo la xariira sidii Puntland looga caawin lahaa barnaamijka danbi baarista (CIP). Barnaamijkan ayaa isugu jira gaadiid, qalab xafiiseed iyo tababaro joogta ah.

Kulanka lagu saxiixayay heshiiskan ayaa waxaa goobjoog ahaa Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading