Puntland iyo Itoobiya oo heshiisyo kale wada galay

Guddiga Wasiirada Puntland,ayaa kulan kula qaatay Adis-ababa Wasaarada Gaadiidka iyo Saadka Itoobiya.

Kulanka,ayaa ahaa dardargelinta xiriirka iskaashi Labada Wadan ee PL iyo Itoobiya.

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaadiidka Itoobiya,Hay’adda Kastamyada Dalka Itoobiya,ayaa dhanka Itoobiya ku matalayay kulanka.

Waxaa xusid mudan in dhamaan Shirarka dhexmaray Itoobiya iyo PL uu goob joog ka ahaa Qunsulka Guud ee Dowladda Itoobiya u fadhiya Dowladda Puntland.

Puntland,waxay udhaqmaysaa Dowlad Madaxbanaan kadib burburkii ku yimid Dastuurkii Fadaraalka Somaliya ee heshiiska lagu wada ahaa.

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading