Puntland iyo Itoobiya oo ka wada-hadlay Ammaanka xuduudaha (Sawirro)

Madaxweyne ku xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa hoygiisa ku qaabilay Safiirka cusub ee Dowladda Itoobiya usoo magacowday Soomaaliya Cabdifataax Cabdullaahi Xasan iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalintii shalay soo gaaray Magaalada Garoowe.

Kulanka Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland iyo Safiirka Dalka Itoobiya ayaa looga hadlay adkaynta Iskaashigga u dhaxeeya Puntland iyo Itoobiya, Iskaashigga amaanka xuduuda dheer u dhexeysa labada Dal.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading