Puntland iyo Jubaland oo laga yaabo in ay ka baaqdaan Shirka Muqdisho

Puntland iyo Jubaland way ka baaqan doonaan Shirka Xamar.

Garowe waxaa ka dhici doona Shirweyne Wadatashi oo ay iskugu imaan doonaan Jubaland,Puntland,Aqalka-sare iyo Xisbiyada Muqdisho bisha soo socota bartankeeda sida warar muhiim ah xaqiijinayaan.

Puntland,Jubaland,Aqalka-sare iyo Xisbiyada Muqdisho horay ayay uga digeen ugana hor yimaadeen Xeerarka sharcidarada ah ee Baarlamaanka hor yaalay.

Jibril Qoobey


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading