Puntland iyo maamulka aan sharciyada buuxin ee Cadaado oo ugu danbayntii heshiis kala saxiixday

Kulamo looga xaajoonayo xaalka gobalka Mudug oo u dhaxeeyey mas’uuliyiin ka kala tirsan Puntland iyo maamulka ana sharciyada buuxin ee Cadaado, ayaa laga soo saaray qodobo horudhac u ah xasilinta Gaalkacyo iyo deegaanada miyiga Mudug oo mudooyinkaan ay ka dhacayeen dilal iyo kala dhac xoolo.
 
Inkastoo wadahadalka labada dhinac aysan jirin cid garwadeen ka ahayd, haddana waxaa wada xaajoodka dhinacyada soo dadajiyey is araggii madaxweyne Gaa iyo Xaaf ee Cadaado oo ay kaga wada hadleen nabad kusoo dabbaalidda Gaalkacyo.
 
Xubnaha kala matalayay labada dhinac waxaa ka mid ahaa wasiiro, saraakiil ciidan iyo odayaasha dhaqanka.
 
 
Hoos ka akhriso qodobada heshiiska soo baxay:-

Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading