Puntland iyo Maraykanka oo kulmay markale.

Maqaamkii ugu sareeyay,ayay Dowlada Maraykanku ku qaabishay wefti uu hogaaminayo Wasiirka Arimaha Gudaha Puntland.

Ku xigeenka Kaaliyaha Xoghayaha Arimaha Dibada Maraykanka,ayaa qaabilay weftiga Puntland,waxayna kawada hadleen…..

1.Amaanka PL iyo Guud ahaan Deganaanshaha Gobolka.

2. La dagaallanka argagixisada iyo xagjirnimada.

3.Dawlad-dhiska Somaliya.

4.Bogaadin Doorashadii Golayaasha Deegaanka ee PL uqabsoomay iyo sii dhamaystirka Dimuqraadiyada.

5.Xiriirka Dawladda Federaalka iyo Puntland.

6.Qurbe-joogta.

7.Maalgashiga.

Waa weftigii ugu horeeyay oo Somali ah oo maqaam heerkaa gaarsiisan lagu qaabilo,marka laga reebo Madaxweynayaasha Dowlada Fadaraalka.

Maraykanku,waxa uu balalnqaaday in uu PL ka taageerayo shuruud la’aan Dagaalka argagixisada,Dimuqraadiyada iyo Maalgashiga.

JQ.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading