Puntland iyo Norway oo ka wada-hadlay xaalada cakiran ee Soomaaliya (Sawirro)

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad ayaa ayaa kulan laqaatay Mrs Heidi Elburg oo ah Wakiilka gaarka ah Dowladda Norway u qaabilsan Soomaaliya iyo Mr Svein Olav Sarkaal Arrimaha siyaasadda oo ka tirsan Safaaradda Norway ee Nairobi.

Masuuliyiinta ayaa si guud uga wada hadlay xaaladda Dalka, gaar ahaan Arrimaha siyaasadda, amniga iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya, wuxuuna kulankaan ka qabsoomay Airport ee Magaalada Mogadisho.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading