Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 8.12.2022,waxaa Qandaraaska dhismaha Dekadda Magaalada Bosaso la siiyey Shirkada ( Mar Marine ) .
Saxiixa Qandaraaska Dhismaha waxaa goobjoog ka ahaa..
B.Wasiirka Wasaarada Dekaddaha iyo Gadiidka Bada Axmed Yaasiin Saalax.
T.Gudomiyaha Gobolka Bari Shaahdoon Cali Yare.
J.Duqa Magaalada Bosaso Xasan Cabdale Xasan .
Qandaraaska,waxaa dhinaca Dowlada Puntland usaxiixay..
-Wasiirka Dekeddaha iyo Gadiidka Badda Axmed Yaasiin Saalax.
Shirkada DP World waxaa u saxiixay Suhail Al Banna, CEO and Managing Director DP World Middle East and Africa.
Shirkada qaadatay qandaraaska dhismaha,waxaa uu u Saxiixay ,Nabil Milad Abou Rjaili General Manager of (Mar Marine)
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.