Puntland iyo WFP oo ka wada-hadlay Arrimaha Bani’aadamnimada (VIDEO)

Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa xarunta Madaxtooyada ku qaabilay madaxa Hay’adda WFP ee Gobolka Geeska Afrika Mr Michael Dunford iyo Wafdi uu hoggaaminayo.

Kulanka oo ay ka qeybgaleen qaar ka mid ah Golaha Wasiirada, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada, Madaxda WFP ee Soomaaliya iyo xafiiska WFP ee Puntland, waxaana looga hadlay arrimaha bani’aadantinimo ee ka jira Puntland.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading