Puntland ma ka qeyb-gali doonta Casuumaada Villa Somalia ?

Gudiga wadatashiga doorashada ee uu Puntland ku matalayo Wasiir Dhabancad iyo Xubin ka socota Madaxtooyada weli ma gaarin Muqdisho.

Dad badan,ayaa u arka hadii Puntland iyo Jubaland ogolaadan in xubnaha farsamada Gudiga shirka dhuusamareeb ay tagaan Muqdisho in ay sahasho damaca kooxda Villa Somaliya ee ah in ay beesha caalamka utusiso in arinkaas laga heshiiyay.

Hadaba,iyadoo aragtidaas laga duulayo waa in Puntland iyo Jubaland ka dig toonaadaan kulamada Muqdisho.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading