Puntland maka heshay qaybteeda Hubka Maraykanku bixiyay?

Dowlada Puntland waa in ay qaybteeda ka heshaa Hubka Dowlada Fadaraalka loogu deeqay.

Waa in ay qaybteeda waydiisataa Puntland Dowlada Maraykanka oo deeqdan bixisay.

Inta badan Beesha caalamku waxay ugu deeqdaa Dowlada Somaliya Dhaqaale iyo Qalab loogu talagalay Ciidamada Amaanka iyo la dagaallanka argagixisada mana soo dhaafaan Bartamaha iyo Koonfurta Dalka.

Somaliya weli kuma guulaysan in ay midayso Siyaasadeeda amni iyo Ciidan mana jiraan Ciidan Qaran.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading