Puntland oo 7 maalmood u qabatay Shaqaale kamid ah Hay’adaha QM (VIDEO)

Puntland ayaa 7 maalmood u qabatay 12 kamid ah Shaqaalaha Hay’adaha Qaramada Midoobay ee ka howlgalla deegaanada Puntland, kuwaas oo bixin waayay canshuurta ku waajibtay Mushaaraadkooda.

Kuxigeenka Xeer ilaaliyaha Guud ee Puntland Maxamed Xareed Faarax, oo saxaafadda kula hadlayay Garoowe ayaa sheegay inay Dowladdu talaabo adag ka qaadi doonto hadii ay bixin waayaan canshuurta ku waajibtay.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading