Puntland oo amar dul-dhigtay Shirkadaha Isgaarsiinta iyo Bangiyadda Degaanadeeda

Gudiga Dowladda Puntland u xilsaartay Gurmadka Magaalada Qardho ee xarunta Gobalka Karkaar ayaa bangiyada iyo shirkadaha is gaarsiinta ku wargaliyey in aysan wax Akoomo ah ku furi karin magaca gurmadka Qardho.

Bangiyadda iyo Shirkadaha Isgaarsiinta deegaanada Puntland ayaa lagu war-geliyay in ay joojiyaan furista Akoono aan ka ahayn kuwa Guddiga Gurmadka Qardho, tallaabadaan ayaa ah mid looga hortago in wado khaldan la mariyo gurmadka lagu caawinayo dadka dhibaataysan ee ay daadadku saameeyeen.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading