Puntland oo amartay in la damiyo Shirkadaha isgaarsiinta

Dowladu waxay amartay in la damiyo Isgaarsiinta Magaalooyinka Garowe iyo Bosaso.

Balse,waxaa amarkaas ka cudurdaaratay Shirkada Golis,taasoo ku dooday daminta Qalabkaas in ay sababayso khasaare weyn oo soo gaara Dadka iyo Dalka,kaasoo aan laga soo kaban karin.

Ujeedka Dowlada Deni u amrayso daminta Shirkadaha isgaarsiinta waa in ay fuliyaan hawlgalo,sida xogtu igu soo gaartay.

Talaabadaas waxay toos utaabanaysaa Bulshada caadiga ah waliba danyarta oo awalba aan haysan Lacag Kaash ah oo ay wax ku iibsadaan.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading