Puntland oo amartay in la soo xiro dadka la sheegay in jirkooda ka ganacsadaan (Daawo)

Garowe – Madaxweyne ku-xigeenka dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Cumar ayaa ka jawaabey hadal ka soo yeeray madaxda ugu sarraysa hayadda AIDS-ka ee PAC oo ku aadanaa inay joogaan dalka haween jirkooda ka ganacsada.

Eng Camey ayaa shaaca ka qaaday inaysan jirin haween iyo xarumo la ogyahay oo ka ganacsada jirkooda oo ku sugan deegaamada Puntland.

Hay’adda PAC ayaa shaaca ka qaaday inay baaritaan ku samaysay haween jirkooda ka ganacsada kuwaasi oo muran badan ku abuurtay bulshada Puntland.

 


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading