Puntland oo ay ka jirto khatar sare oo amaan

Guud ahaan Puntland,waxaa ka jira heegan sare,iyadoo lasoo warinayo khataro amaan.

Garowe waxaa laga soo sheegayaa in ay joogaan Nin iyo Naag ismiidaamin ah.

Bosaso,waxaa ka jira digniin amaan oo sare.

Galkacyo,waxaa ka jira feejignaan dheeriya.

Wasiirka Amniga iyo Wardoonka,waxaa goor hore looga yeeray Madaxtooyada.

Jibril Qoobey.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading