Puntland oo beenisay inay Ethopian Airlines joojisay duulimadaadyadeedii (VIDEO)

Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Dowladda Puntland Ilyaas Cusmaan Lugatoor (Gabiley), oo Shir Jaraa’id ku qabtay Xafiiskiisa ayaa beeniyay warar ay baahisay qaar kamid ah Saxaafadda Soomaaliya iyo caalamka oo ku aadan in diyaaradda Shirkadda Ethopian Airlines ay joojisay Duulimaadyadeedii magaalada Garoowe ee Caasimadda Dowladda Puntland.

Wasiir Ilyaas ayaa sheegay in Diyaaradda Ethopian Airlines ay Caasimadda Puntland ee Garoowe ay timaado 4 maalmood, isagoona ugu baaqay Saxaafadda inay iska hubiyaan xaqiiq ahaanta wararka ay u gudbinayaan Bulshada.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading