Madaxtoyada Puntland ayaa sheegtay in uu Been abuur yahay qoraal baraha bulshada lagu faafiyey oo loo ekaysiiyey in uu qoray Madaxwaynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni.
Af-hayeenka Madaxtooyada Puntland Jaamac Deperani oo qoraal soo dhigay bartiisa Facebook ayaa sheegay inuu beesh abuur yahay qoraalkaas.

Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.