Puntland oo bilowday diiwaangalinta guryaha magaaladda Gaalkacyo (VIDEO)

Dawlada Hoose Dagmada Gaalkacyo Puntland ayaa bilowday diiwaangalinta guryaha magaaladda Gaalkacyo ee xarunta Gobalka Mudug, si loo xoojiyo Amniga, bilicda, dhaqaalaha iyo hormarka magaaladda.

Duqa degmadda Gaalkacyo Eng. Maxamed Cabdinuur Aadan, oo daah-furay Barnaamijka diiwaangalinta guryaha Gaalkacyo ayaa sheegay in diiwaangalintu ay qeyb ka qaadanayso hormarinta magaaladda Gaalkacyo, isagoona sidoo kale ka warbixiyay kulamo uu la qaatay qaar kamid ah Hay’adaha ka howlgalla magaaladda.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading