Puntland oo bilowday hagaajinta wadooyin bur-buray (Daawo)

Dowladda Puntland oo bilowday dhismaha jidka isku xira Garowe iyo Bosaso gaar ahaan goobaha ay bur-buriyeen roobabkii da’ay Sabtidii.

Barri ayaa howsha xoogeedu bilaaban doontaa sida uu sheegay Guddoomiye ku xigeenka PHA, waxaana galabta la diyaariyay goobihii lagu ay ku kala wareegayeen baabuurtu.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading