Puntland oo daah-furtay Dugsiyada Sare ee Farsamada gacanta (VIDEO)

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada & Tacliinta Sare Ee Puntland Mudane Cabdullaahi Maxamed Xasan, ayaa maanta daah-furay Dugsiyada sare ee Farsamada gacanta Puntlnad. Munaasabadda daah-furka dugsiyaddan oo ka dhacday magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa waxaa ka qaybgalay maamulayaasha iskuulada iyo masuuliyiin kale.

Wasiir Cabdullaahi Maxamed Xasan, ayaa sheegay in Wasaaradda Waxbarashada Puntland ay dooneyso hirgalinta dugsiyo farsamo gacan oo tayo leh, si dhalinyarada Puntland ay u helaan shaqo abuurka, marka bartaan xirfado kala duwan.

Idilnews


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading