Puntland oo dayactir ku wada Ceelasha Biyaha ee ku yaalla deegaanadeeda (Sawirro)

Wakaaladda Horumarinta Biyaha Dowladda Puntland ayaa dayactir ku samaysay ceelka biyaha ee Degaanka Xaro-Jaale ee Gobolka Mudug.

Ceelkan ayaa sidoo kale loo dhisay Haan cusub oo lagu keydiyo Biyaha, waxaana talaabadan ay qeyb ka tahay qorshaha Wakaaladda Horumarinta Biyaha Puntland ay dayactirka ugu sameynayso ceelasha biyaha deegaanada Puntland, si ay shacabka Puntland ay u helaan biyaha ku filan taya ahaana u sareeya.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading