Puntland oo deegaanadeeda ka mamnuucday Gaadiidka Taariko la,aanta ah

Digreeto Kasoo Baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dawladda Puntland. Mudane Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa Deegaanada Puntland Looga mamnuucey Gaadiidka Bilaa Taarikada Ah.

Wasiir Gallan ayaa faray dhamaan Ciidanka booliska inay qabtaan Gaadiidka bilaa taarikada ah kuwa shacabka ama kuwa dowladaba.

Waxaa sidoo kale wasiirka uu faray ciidanka booliska inay mamnuuctahay in deegaanada Puntland aan lagu dhex wadan karin Gaari Bilaa taarko ah.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading