Puntland oo degaanadeeda ka joojisay safarada xilliga Habeenkii ah+VIDEO

Wasiirka Hawlaha guud, Gaadiidka iyo Guriyeynta Dowladda Puntland Axmed Bashiir Muuse (Cirro), oo shir jaraa’id ku qabtay Garoowe ayaa soo saaray awaamiir ku aadan isticmaalka wadooyinka ay horay roobabku wax yeelada ugu gaysteen.

Wasiir Cirro ayaa sheegay in la joojiyay dhamaan safarada xiliga habeenka ah ee Gaadiidka, kadib markii uu sheegay in uu burbur badan soo gaaray wadooyinka, laguna jiro wakhti roobaadkii.


Discover more from Idil News

Subscribe to get the latest posts sent to your email.

 

Discover more from Idil News

Subscribe now to keep reading and get access to the full archive.

Continue reading