Wasaaradda Cadaaladda, Arrimaha Diinta iyo Dastuurka Dowladda Puntland ayaa sheegtay inay tirakoob ku sameyn doonto dugsiyadda Qur’aanka, Macaahida, Masaajida iyo macalimiinta ee deegaanada Puntland.
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaaladda Puntland Ismaaciil Xaaji Cabdi, oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa sheegay inay tirakoobkan uu bilaabanayo horaanta bisha soo socota ee December.
Idilnews
Discover more from Idil News
Subscribe to get the latest posts sent to your email.